Akhristayaal, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa mid ka mid ah, sheekooyinka ugu xiisaha badan ee soo mara waayaha nolosha iyo xusuusaha taariikheed ee Dunida maanta.Waa qiso ka waramaysa Kibirika Iyo islaweyninka Dhibaatada uu leeyahay Runtii Sheekaadani Waa sheeko Dhab ah oo Run ah Maaha mid Mala awaal ah Aqristoow in taad aqrineyso Qisadaani oo uu magaceedu Yahay Qalan jadii is qaad Qaadey Maxaa qubey Hankeedii Waa sheeko Runtii aad iyo aad u xiisa badan una Naxdin Badan Sheekdaaani Maaha Mid Mala awaal ah waa Dhacdo kamid ah Dhacdooyinka Waayaha Waxeyna ka Dhacadey Kenya Gaar ahaan Nairobi
Qoraal Yar oo Kusaabsan Arimaha Jaceylka Iyo Waxa uu Yahay
Jaceylka marka laga faaloonayo inta badan xeel dheerayaashu waxay adeegsadaan erayo macaan oo ka turjuma waxtarka dhibaatada iyo is beddellada jaceylka, waxaana lagu muransaneyn in abwaannada caalamka yihiin kuwa ugu dhow qeexidda jaeyka iyagoo u adeegsada suugaanta iyo hal abuuro kookooban, isla markaana akhristuhu ama dhageystuhu madaxa uu lulo, marka dhagahiisa ay ku soo dhacaan abwaannadeena Soomaaliyeed ayaa siyaabo kala geddisan uga hadlay jaceylka, inta badan dadka
jaceylka ka dhexeeya waxa ay hal heys ka dhigtaan heesaha jaceylka ee ka soo maaxda abwaannada somaaliyeed halka ay ka isticmaali lahaayeen weero ay iyagu sameysteen, waayo hdib dhib kasta ama dheef kasta uu jaceylku sababo horay ayaa abwaan ugu cabbiray suugaantiisa oo waxaa tusaale kuu noqon kara marka adiga akhristaha ah aad is weydiiso waxa uu yahay jaceyl, miyeysan kugu soo dhaceynin erayadii abwaanka
Soomaaliyeed ee ahaa: (Waa macaan ama waa qaraar kolba waa sida uu kugu soo maree) haddiise jawaabtaadu sidaa noqoto sow ma rumeysneyd in abwaanku haleelay waxa ugu fudud ee lagu tilmaami karo jaceyl.
Sheekadaani Waxey Dhaxmartey Nasra Cawil Farax Iyo C/wali Axmed Rooble oo Wada Dagnaayey Xaafada somalilada ubadan Tahay xaafadaasi oo magaceedu Yahay islii Nasra Waxey aheed Gabar ilaahey u dhalshey qurux haween iyo qaayo dumar ayuu ebbe Udhashey Nasri Gabdhaasi oo hadaada aragto isleedahay Magacan
Baa lagu sameeyey inantaani Taasi Waxaa usii Dheeraa Waxey kasoo jeedey Qoys Dhaaqlo ilaahey uugu Deeqay Nasra Lakiin Nasra Waxey aheed Gabdha iska Weyn Raga Ay wadada Dagan yahiin Xaafada ama Dhalinta Hamigeeduna Waxuu ahaa in ay Guursato Nin Lacaga Leh uun oo sideeda oo kale ah Nasra Abaaheey Waxuu Dhaley 21 Caruur ah oo Ladhaley Waxaan Waqtigaasi Joogey Kenya 4 oo kaliya ayanduna Waxey reerka u aheed Yareenkii Guriga oo qoyskooda ayadaa uugu Yar
Maalin Maalamaha kamid ah Ayaa Waxaa Arkey Cawil oo gaari saaran Gabdhaasi Cawil waxuu raadin Dheer iyo mid Gaaban ugaley siduu ku heli laa Gabdhaasi Waxu Geed Dheer iyo mid gaaban u fuuley siduu kuhanan lahaa intaasi waxauuna Cawal kasoo dagey gaarigii waxauuna soo raacey gaarigii ay ayadu saarneed Waxaan Dhaxmarey sheeko Yar oo gabaan Cawil waxuu aha Aftahan Kuxeel Dheer Xog
Xogashda Dumar ,lakiin Salaantii xataa lagama qaadanin oo gabdhaasi Nasra ah Waxaa Kujiraa islaweynin aad iyo aad u weyn Waxaana Dhacdey maalinkaasi Cawil in uu gabdhii Iyo asaga aysan Dhaxmarin wax wada hadal ah asagoo Ciil Iyo
Caro kaqaadey maalin kaasi Nasra Waxey Timid Hoygoodii oo kuyaaley islii Cawil maalo kadib waxuu soo Haley Telkii Nasra Waxuuna Wacay Dhowr jeer Waxeyna ku tire Buys baan ahay walaale Waqtiga aad i arki kartna hadertaani kuuma
sheegi karo Cawil waxuu sameeyo ayuu garan Waayey Ayaa Hadana la isku arakey Habeen Habeenda Kamid ah Aroos ka dhacaayey Hoolka weyn ee Hoteelka hilton oom kuyaal Nairobi Arooskaasi Waxaa La aroosaey Gabar ay ilmo adeer Yahiin
Nasro oo katimd Cariga Mareykankanka Nasro habeenkaasi Waxaa Moodaa in ay ayaduba tahay Gabdhii Arooska aheed Quruxada Kamuuqa Waxaa si Kadis Ah meesha isgu Arkey Cawil Iyo Nasra Cawil baa Yire Hay Nasra Cadeey kawaran Nafta Maxaad Hesyaa Markaasi Ayeey lasoo boodey Nasra waa Qufa Walaal
Markasi Ayuu Yire abaayo macaan Magaceyga waa Cawil Barsho Wacan oo Wanaagsan Waxaan ahay wiilki aad Baska isku Baran Jirteen oo aad Diidey in aad Magacaga usheegto Wawa Gartey hadertaani maxaan kuu qabte ayey lasoo boodey
Nasro Cawil Habeenkaasi Waxey u aheed Habeen Farxadeed Habeen Murugo Maxa Yeelaya Gabadhaasi islaweyninka Iyo Kibirka Kujiraa Kuma Jiro Ruux Dumar ah Runtii Waxuuna aad Iyo aad Uga Xanaaqey Kibirka islweyninka nasra kamuuqada ama Kujiraa in uusan ku jirin Ruux dumar ah oo qaaab Nasiib wanaag habeenkaasi Cawil waxuu Durabdiiba ka tagey arooskii oo yimid asgoo faraxsan waxuu noqodey Asgoo Xanaaqsan Waxuuna Garan waayey qalbi adeega gabadhaasi kujira waxuuna Latashtey Dhalin ay qaraabo yihiin waxaana lagu yire Waraaqo ama Dhanbaalo Jacey ah Inantaasi Hawada umari waxuuna Yee,ley intii waxuuna soo qaatey Qalin Iyo Waraaq si uu u diyaarsho Qoraalkiisi Waxuuna kubilaabey Sidatan ..
From Naf ku jecel To qaalideydii
Waxuuna Kubilaabey Qoraalkiisa Nasrooy igahano oo Gudoon Salaamaha Dunida ugu qaalisan Salaan taasoo kaagaga soo godey Xubnaha ugu mihiimsan Jirkeyga salan
Kadib hadaan kaagaga Warmo Xaqiiqada Jirtaa Waxaan ahay Ruux kujecl waxaan
Ahay Ruuxi si dhab ah kuu jecel Waxaana rabaa markaad aragto Waraaqdaasi in aan
Kaa Heli Doono Jawaab qaali ah Runtii Hadaan kaaga Warmo Xaqiiqda Jirtaa waa
in aan kujeclahay Waxaan Hawada kusoo Marinyaa Tix Hees oo aan kuugu Talgaley,
Subaxdoo aroortiiCirkoo seymo roobiyoSaadaal barwaaqiyoKu asteen caad badanSaxan saxan udgoonooLa sugaayey reys wacanWaxaan taas la dhinac dhigaySuuraddeeda quruxda lehQaanso roob la moodaaNaftu samirba diidee*********************Ma sun baan laqsiiyaaMise sidii Ayuub baanSamir Eebe qaataaMise waan socdaayooSoonaha ay ku nooshahaanSagaal geed u guuraaSedku inuu I siiyaanSaadirkey awoodaayeBal aan sugo ayaamahaNaftu samirba diidaye
Waraaqdii Markuu Dhamaayey Ayuu uugu Dhiibay qadro oo aheed gabar ay Daris Yahiin Nasra Maxaa Dhico Doona Markey Gaarto Waraaqdaasi Nasra Miyuu Jawab Heli Doonaa Muxusa kala kulmi doonaa !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!?Aqristoow .Lasoco Qeybaha Danbe ee sheekadaani Maalmaha soo Socdaa Haduu ilaahey Yiraahdo
Fadlan Wixii friin Ah amaba tala ahba usoo dir-email. Qoraaga Sheekada.NB: Qoraalkaan xaquuq Diisa Waxaa Leh Qoraaga Ku saxiixan Amar La,aana Lama daabacan Karo lamana Qaadan karo
Cumar Cabdi Xaashi
Suxufi200@yahoo.co.uk
xaash111@hotmail.com
Kenya Nairobi
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment